Gabar markaste Allaahu Akbar qoraysa iyadoon is ogeyn

Su’aasha:

Gudomiye : gudomiye waxaa jirto gabar walashey IGA yar Wana mama HAL wiil haysata waxay is aragtaa markasta oo ay qalin iyo book so qadaato waxay is arkeysaa ayadoo qortay Allaahu Akbar ayadon ogayn xasusutedu waxay so labanaysa marki ay qoralkas dhameso ayado ogayn ama ugu tola galin arinkaas Ila hooyo iyo Abe e u shegtey maxad isleyahay oo EY noqonkartaa.

Gabar markaste Allaahu Akbar qoraysa iyadoon is ogeyn
Gabar markaste Allaahu Akbar qoraysa iyadoon is ogeyn

Jawaabta:

Saaxiib waa xaalad cajiib ah inay mar kaste qalin iyo buug ay soo qaadato oo ay qorayso Allaahu Akbar iyadoo illowsan markay qorto kadib ay ogaanayso, markay ugu yar tahay waa astaan tilmaamaysa inay tahay qof Alle ku xiran oo iimaankeeda meel sare taagan yahay inshaa Allaah darajo fiican Alle agtiisa u taalla.

Waa arin waligeey anan maqlin, gabadhaas waa gabar hanuun uu ka muuqdo oo ay dhici karto waxyaalo kale in laga arko.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More