Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada

Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada

Su’aasha:

asc wllo wad mahadsantihin waxad no fasirta xalay ba walashey Ku Riyotey riyo Ah nin ay taqano oo jamacad kubleh tukan wax ka iibsato marka wajigisa uun taqan aqoon dherada ama wada hadl dhex marin ayey ku riyootey isago qaba kana baqanyeyso oo nin xun ku ah aadna uga baqeyso wuxu weydinayey telofonkaga ya kuso wacay marka walashey ayan la hadlayey hoos hoos wuxu kale oo ka dawanayey labtonkisa filimada xun xun wax kale arkay telefonkisan wax xunba ka shidna marka telefonkisa eegay kadib marki danbe wan ka tagay waxn laha gabadhnimadeydi wan heystaa.

Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada
Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada

Jawaabta:

Riyada waa digiin lagaaga digayo in walaashaada ama adiga aad iska ilaalisaan raga qaar oo wanaag ka muuqda hadana xumaan ay qarsan tahay, daawashada filimada xunxun waa astaan qaab daran oo dambi tilmaamaysa waliba qaabka aad ku aragtay oo ah qof aadan ka filanaynin, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa qofkaas inuu kacsi hayo uu naag u baahan yahay, marka iska ilaaliya raga qaar oo akhlaaqda aan lahayn, riyada waxaa kaloo laga fahmayaa in xumaanta aad ka badbaadaysaan waayo taas waxaa astaan u ah hadalka aad leedahay gabarnimadaydii waan haystaa.

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Dreaming is a warning to you that your sister or you should be careful of some men who show good and then hide evil, watching bad movies is a sign of serious crime in the way you have seen someone you do not expect, it also indicates that that person is excited and needs a woman, When you are careful of some men who have no morals, it is also understood from the dream that you will be saved from evil, for that is the sign of the words you have in my youth.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More