Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa

Su’aasha:

ASC DURDUR MELWALBO OO AAD JOOGTAAN WAAN IDIIN SALAMAY /GABAR AYAA WEXEE IGU DHAHDAY WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO KU GUBAYA ADIGOO QOLKAAGA KUJIRTA WAADNA DHIMAN WEYSAY KADIB EEY AYAA KUUGU DIRAY EEGAASNA WUU KU CUNAYAA ANIGA MARKAAS AYAA QEEYLINAYAA AYEE IGU TIRI WAXAAN DHAHAA ILLAAHOOW RIYO KA DHIG ADIGUNA EEYGIIBAA KU DILAY AYADEEY AYAA IMAANEYSO WEXEE IDHAHEE WIXII DHACAY WEY DHACEEN AYEE IGU TIRI /MARKA GARBARTAAS QARAABO AYAANU NAHAY MAR WALBO WEY IGU RIYOOTAA DAG DAG IIGU SOO FASIRA PLEASE.

Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa
Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa

Jawaab:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay damacsan tahay inay kugu riddo dambi iyo macsi, gubashada waxaa lagu fasiraa ku dhicitaanka dambiga, marka gabadha waxaa laga yaabaa inay sabab u noqoto inaad xumaan ku dhacdo, teeda eygana wuxuu noqon karaa qof xun cadow ah oo la aeegsanayo, guud ahaan riyada waa digniin iska ilaali gabadha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More