Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay

Su’aasha:

Asc Gabar baa waxay ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay Wajigeeda aan Si fiican loo arkeynin qabuurihii dhan ayaa loo kala furay qof Waliba oo qabriga ku jiro way arkeysaa naag waxaa la tusiyey oo Luga waa Wayn oo qurux badan wajiga ka gubatay waxaa la leeyahay qofkan daawada la isku cadeeyo ayuu marsan jiray kadib waxay kaxeeneysaa ayeeydeed waxay u gayneesaa aabaheed Waxay isku dhiibayaan waraaqado iyo documentiyo kadib iyadoo mara cad xiran ayey sii libdheysaa ayeeyadii.

Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay
Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas in looga digayo qalad la xiriira doorinta khalqiga Ilaahay, jirka oo madow in la caddeeyo oo daawo loo adeegsado wax fiiican ma aha, marka gabadha ha iska jirto inay qalad gasho.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More