Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso
Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso
Riyada:
scw walaal waxan rabaa in layfasiro riyada ah gabar haday ku riyoto wan iyadoo suuqa kasoo iibsanayso riyadas maxa lagu fasiraa.

Fasirka:
Riyada iibsashada wanka waxay tilmaamaysaa farxad balaaran inay heli doonto gabadhaas, waxaa kaloo lagu fasiraa inay guursan doonto nin fiican oo baari u ah labiisa waalid, guud ahaan riyada wanka waa riyo fiican marka suuqa lagasoo iibsanayo.