Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinaysoTalooyinka Consultation By Muno On Feb 9, 2022 404 0Su’aasha:scw gabar haday riyo ku aragto iyadoo guriga nadiifinayso oo xaqayso qolalka oodhan musqusha jikada maxaa lagu fasira riyada nocas ah.Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinaysoJawaabta:Riyada nadiifinta guriga aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa isbadal fiican mustaqbalka iyo deganaan xagga maskxda sidoo kale arsaaq fiican in heli doono, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa qofka inuu ka bixi doono wixii fikir iyo walwal iyo murugo haystay, riyadan waa bishaaro. Riyada MusqushaRiyada Nadiifinta GurigaRiyada Xaaqida Guriga 0 404 Share