Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa

Su’aasha:

Asc bahda daruur aad ayan idinkgu mahadnaqaya jazakallah waxan ku riyooday ano meel cidla kaligey joogo misna aan fooshay allena usan igu dhibin waxan dhalay gabar xaasna ma ahi wxn ahay gabar dhalidas an dhalay familka dhan way ku farxeen maxay noqon kartaa shukran.

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa
Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa

 

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ka bixi doonto dhibaato ama murugo ku haysta oo aad heli doonto waxa aad nolosha ugu jeceshay, waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa inaad guursanayso nin jago weyn hayo, riyada dhalmada sahlan waa khayr iyo bishaaro.

Waliba marka ay yihiin ilmaha dhalanaya gabar waa khayr aad u badan iyo farxad ballaaran

 

Riyada maydhashada balayga iyo nin fool xun

 

The dream indicates that you will get out of trouble or sorrow and get what you love most in life, and the dream can also be that you are marrying a man who holds a great position, the dream of having an easy birth is good and good news.

Yet when they are the baby bearing a girl it is very good and a great joy

 

Riyada dhalmada halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More