Gabar aan ku riyoodo markasta anoo xanuunsan
Su’aasha:
Asc aad ayaan u slaamaya wllha sharafta leh waxa an ahy will dhalin yare ah oo xnuusan xanuunka ihaya dhakhtar waxba wu ka fahmi layahay muddo 7 bilood ah ayan xanusanhy khasatan caloosha jidhka oo marba meel iga dhaqdhaqaqa iyo quraanka oo aan dhagaysto lkn waxba ayn iga dhex hdlyn lkn gariir iyo dubaaxid xanuun bdn wadata muhiimadu waxa weeyaan qof ayaa habeen kasta riyo la igu tusayaa malmaha qaar e jeer in aan arko aya laga yaaba salaada subax ka hor xitaa mararka qaar wax aan ku tilmamo gran maayo gabartaas waxa aan arkaya iyada oo gurigooda dhex joogta iyo anigo aad u faraxsan some time meel cidla ah oo duur ah anigo oo axzaotyda la socdo oon leeyahay gabadhaas ya garanaya wlhi lama tarin karo inta jeer aan arkay xanunkygana waa mid aad u daran aan xitaa xamili waayo in seexdo ilaahy aya cafimd hye wllha iga cawiya talaba isiiya.
