Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni

Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni

Su’aasha:

A S C, gabadh la qabo ninkeeda aad u jecel hal wiil’na u dhashay ninkeeda kadib sanado badan ilma kale u dhaliwayday markay iyada iyo ninkeegu ay dhakhtarka isku raacen iyadi waxa lagu yidhi waad caafimad qabta lkn ninkeegi madamu balwad lahaa jaad iyo sigaarka u aad isticmaalayay waxa lagu yidhi shahwadadi ayaa daciif noqotay marka waa in aad iskadaysa jaadka iyo sigaar lkn taladi dhakhtarka muusan qaadanine xagisibu balwadi kasii watay marka gabadhuna waxay aad u rabta inay ilmo kale dhasho ninkeegana aad bay u jeceshahayo mana rabto inay kala tagaan marka gabadhi ayaa naago kale kula taliyay inay nin kalo 20 jir ah oo danyar ah intay raadsado galmo la samayso si u uur ugu yeelo kadibna ay ninkeeda ku dhahdo uurka adiga i yeelay gabadhi taladi naagaha way qaadatay waxay si qarsoodi ah xidhidh ula samaysay wiil 20 jir ah mudo kudhawaad 3 sano mudada uu wiilka xidhidhku ka dhaxeeyay 2 jeer mar uur 3 bilooda iyo uur 1 bil ah ayaa ka qubtay ugu dambayn ninkeegi intu arinta ogaaday ayu ku idhi labadi jeer u ilmuhu kaa qubtay kayga muu ahayn iyadina waxay ku dhahaysa waa kaagi marka ninka iyo naagtisa ayaa saxsan mida kalena miyay jiraan gabdho kalo la qabo si ay ilmo u dhalaandaraaded niman kale galmo ula sameeya

Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni
Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni

Jawaabta:

Naagta haddii ninkeeda ilmo ka dhali waayo waxay xaq u leedahay inay furiin dalbato oo markaas nin kale ay guursato hadday rabto  ilmo.

Ee ma aha inay zino samayso oo ay ilmo garac ah ninkeeda u nisbayso, taas waa dambi weyn.

Gabadhaas waxaa waajib ku ah inay ka towbad keento dambigaas foosha xun, halis ayay ku jirtaa iyada.

Falkaas waxaa ku dhaqaaqo kaliya naagaha dhilooyinka ah oo nimankooda khiyaano.

 

Aabahayga xaaskiisa ayaan ka sinaystay ila taliya

 

If a woman fails to have a child with her husband, she has the right to file for a divorce and then marry another husband if she wants a child.

Not committing adultery and having a child of a beating with her husband, that is a serious crime.

That girl is obliged to repent of that heinous crime, she is in danger of her.

This act is only resorted to by prostituted women who betray their husbands.

 

Astaamaha xaasidka halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More