Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan

Gaas iyo Amin arts oo weli isku dheggan

Amin arts qofka uu ku dhego ma daynayo, ilaa uu ka saaro siyaasadda.

Gaas sida muuqata kuma guulaysanayo doorashada 2019ka, waayo wuxuu ku dhacay arrimo dadka oo dhan ay ka kaga xanaaqeen.

lix qodob igu doorta amin arts iyo gaas
lix qodob igu doorta amin arts iyo gaas

gaas wuxuu muujiyay qabyaalad iyo cunsuriyad, sidoo kale hadallo badan oo qaab daran ayuu ku hadlay, sidaas awgeed way adag tahay iyo doortaan reer Puntland gaas mar kale.

sidoo kale amin arts ceebtiisa ayuu mar walba bannaanka keenayaa, xitaa haddii ay shacabka illaawaan, wixii o dhan sawiro ayaa lagu sugay oo internetka iyo baraha bulshada ku faafsan.

amin arts iyo gaas waa la arki doonaa meesha ay isla gaarayaan

 

 

 

Waa kuma Amin arts ama Amin Amer

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More