Gaal Soomaaliyeed oo diinta Islaamka loo bandhigay

Su’aasha:

Asc wll waxaan la hadlay nin gaal ah waxaan rabah inaa diinta islaamka u bandhigo wax kasta markaa u sheegay ayuu yiri bible ka waxa uu sheegayaa in nabiyada qaar been yihiin sida diinta nabi muhamed scw ciise ayaa ilaahay ah ayuu yiri waan kaga adkaaday oo waxaan u sheegay wax badan markaas ayaan dhahay ashahaado markaaa buu yiri ilaahay mooyee ilaah kale ma jiro
Markaa dhahay nabi muhamed na ku dar wuxuu dhahay maya ma rumaynayo anig naar ma rabo waana soomali walaal maxaa qalbigiisa ku dhacay.

Gaal Soomaaliyeed oo diinta Islaamka loo bandhigay
Gaal Soomaaliyeed oo diinta Islaamka loo bandhigay

Jawaabta:

Khayr baad samaysay ajarna waad ka helaysaa ninkaas galka ah haddaad dacwada islaamka ugu yeertay, laakin waxaad ogaataa hanuunka Alle ayaa iska leh adiga kaliya waxaad tahay gaarsiiye Allana qofkii uu rabo ayuu hanuuninayaa.

Marka dhib ha u arkin intaad wax u sheegi karto u sheeg.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More