Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali
Applying for the profession of an Imam in Qatar
Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali
Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha islaamka ee dalka Qatar ayaa usoo bandhigtay dadka shaqo imaamnimo ama khadiibnimo iyo mu’ddinimo iyo qofka dadka ku daaweeya ruqyada, dalka qadar wuxuu ka mid yahay dalalka hantida leh.
أهم الشروط التي يجب أن تتوفر في المتقدم للوظيفة :
1- أن يكون مسلما ، يجيد اللغة العربية
2 – أن تكون معتقداته صحيحة وموثوقة
3- ألا تقل سنه عن 20 سنة ولا تزيد عن 45 سنة
4- أن يحفظ القرآن ويحسنه تلاوته ، وأن يعرف التجويد وله صوت جميل.
5- أن يعرف فقه العبادة
6- أن يقومك بتعبئة الاستمارة
7- أن يكون لديك جواز سفر غير منتهي الصلاحية
Shuruudaha ugu muhimsan qofka shaqada la siinayo waa kuwan:
1- inuu muslin yahay oo uu garanayo afka carabiga
2- inuu yahay qof caqiidadiisa ay sax tahay oo diin iyo amaano leh
3- inuusan ka yareyn 20 sano sidoo kale inuusan ka weyneyn 45 sano
4- inuu Quraanka xafidsan yahay riwaayada xafsana ay tahay qiraa’adiisa, sidoo kale inuu tajwiidka garanayo cod qurux badanna leeyahay
5- inuu garanayo fiqiga cibaadaadka
6- inuu foomka soo buuxiyo
7- inuu baasaboor haysto oo aan dhicin
Foomka halkaan ayaad ka galaysaa:
https://www.islam.gov.qa/ImamExamination