Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada

Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada

Su’aasha:

Asc wan kusalamay wll inta kadib Suashaydu waa maxay finka kasobaxa barida ama miskaha ee afka hore dhacinka leh inta agagarkana barar iyo casan noqonayso Waxa sababa iyo dawadisa raba Mahadsanid wll

Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada
Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada

Jawaabta:

Finka ama nabraha guud ahaan waxaa keeno sababo badan waxaa ka mid ah feryruus ama jeermisk, ogow nabro way keeni karaan ama qofka in difaaca jirkiisa yaraado, qofka oo dhar wasakh ah muddo badan xirnaado kuna dhidido, waxaa kaloo nabraha keenaya caloolfadhiga, qofka marka uusan muddo galin musqul jirkiisa nabro ayaa kasoo baxaya,
guud ahaan qofka waa inuu ku dadaalaa nadaafadda jirka sidoo kale inuusan bujinin nabar hore maxaayeelay dhacaanka nabarka hore markuu jirka gaaro nabro kale ayuu soo saraa, waxaa fiican inaad ku dhaqdo saabuunta jeermiska disho waxaad ka heli kartaa farmashiyaha, bomaatooyin badan ayaa la helaa in badan ayaan kasoo hadalnay webka daruur ayaad ka heli kartaa magacyadooda.

 

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

 

Basasha waxa ay u tarto jirka

Acne or wounds are generally caused by many causes including fermentation or germs, know that wounds can cause or the person’s immune system is weak, the person who wears dirty clothes for a long time and sweats, also the wounds that cause constipation, when the person does not go to the toilet for a while, his body wounds come out,
Generally speaking, the person should take care of the hygiene of the body and also not to spray an old wound because when the first wound reaches the body it produces other wounds, it is better to wash with disinfectant soap you can find in the pharmacy, many vitamins are found that we have talked a lot about on the web you can find their names in the cloud.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More