Filimada hindiga laftooda waxaa ku jira dumar qaaqaawan oo qofka dhalinyaraha ah dareenkiisa kicinaya, sidoo kale niiko ayaa ka buuxda oo qofka xumaan usoo jiidaysa, haddaad rabto inaad ka fogaato siigada oo aad toos u joojiso ka fogow wax kaste dareenkaaga kicinaya, filin hindi ama filin cadaan ha ahaado, haddii aad daawato naag niikinaysa ama nin kale jacayl la jilaayo waxaa xaqiiqa ah in dareenkaaga uu kacayo, marka ka fogow filimada hindiga iyo kuwa kalaba.