Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda

Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda

Su’aasha:

SWC Filfil madow sax miya inuu raga u kordhinayo awooda raganimada sheekadas maxaa jira waxan idnka raba inaad ii sheegtaan waxtarka uu leeyahay filfil madowga gaar ahaan xaga sariirta.

Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda
Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda

Jawaabta:

Guud ahaan filfilmadowda waxay ka mid tahay waxyaalaha cuntada lagu maceeyo oo siisa dhadhan aad u fiican waxaa lagu darsadaa maraqa iyo bariiska iyo hilibka iyo dhamaan cuntooyinka hilibka shaqo ku leh.
Waxaa la sheegay inay raga awood siiso xagga galmada sidoo kale inay qofka miisaanka jirka ka yareeyso, waxaa kaloo ay u roon tahay agoolka madaxa gala, waxayna ka mid tahay cuntooyinka abateedka u fura dadka calooshana way u roon tahay iyo dheefshiidka.
Sababta keenta inuu qofka awooda kacsiga u kordhiyo waa maaddada kulul ay wadato, maaddadaas waxay waasicisaa xididaha dhiiga maraya waa sida basbaaska iyo sanjabiisha, marka uu dhiiga soo qolqolo qofka wuxuu dareemayaa kacsi illeen wuxuu dhaqsi ku gaarayaa dhiiga xubnaha taranka.
Qof kaste aan galmo samayn karin inta badan mushkiladiisa waxay u noqoayasaa dareerka dhiiga, nnimanka aadka u buurbuuran inta badan waxaa ka kacsi badan raga caatada ah taas waxay u noqonaysaa socodka dhiiga jirka.

Waliba waxaa la helaa saliidda filfisha oo iyadana daawo ah.

 

In English

Generally speaking, filfilmadowda is one of the food products that gives a very good taste is mixed with rice and rice and meat and all foods that have a function in meat.
It has been said that it empowers men in terms of sex as well as reduces body weight, it is also good for orphans who go into the head, and it is one of the foods that open the stomach for people and it is good for the stomach and digestion.
The reason that causes a person to increase the ability to erectile dysfunction is the hot substance it carries, that substance expands the blood vessels that pass through it, such as pepper and cinnamon, when the blood pumps, the person feels arousal because it quickly reaches the blood of the reproductive organs.
Anyone who cannot have sex often has a problem with the blood flow, and the very obese is usually more aggressive than thin men, which is the blood flow in the body.

It is also found in filfish oil, which is also a medicine.

 

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

 

 

بشكل عام يعتبر الفلفل الأسود من توابل الطعام التي تضفي طعمًا رائعًا
ويمكن إضافته إلى الحساء والأرز واللحوم وجميع أطباق اللحوم. يقال إنه يمنح الرجال القوة الجنسية
ويقلل أيضًا من وزن الجسم.
هو من الأطعمة التي تفتح المعدة للناس وهي مفيدة للمعدة والهضم.
سبب الانتصاب هو المادة الساخنة التي تحركه. هذا المكون يوسع الأوعية الدموية مثل الفلفل والزنجبيل. عندما يتدفق الدم ، يشعر الشخص بالانتصاب لأنه يصل بسرعة إلى الدم في الأعضاء التناسلية. بالنسبة لأي شخص لا يستطيع ممارسة العلاقة، فإن معظم مشاكله تتعلق بتدفق الدم ، غالبًا ما يكون الرجال البدينون أكثر إثارة من الرجال النحيفين وهذا بسبب تدفق الدم في الجسم. يوجد أيضًا زيت طبي من بذور الكتان.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More