Site icon Daruur درور

Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha

Riyada bisadda ama yaayuurta waxay yeelan kartaa tafsiir kala duwan waxay yeelan kartaa tafsiir fiican ama tafsiir xun.

bisadda inta badan awaxy tilmaamaysaa khiyaano iyo dhagar ama gogoldhaaf iyo sino, sidoo kale yaayuurta waxaa lagu fasiraa naag dhilo ah
waxaa fiican bisada cad ama kuwa yaryar waxay tilmaamayaan farxad iyo wanaag qofka usoo socda.

Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha
Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha

sidoo kale yayuurta waxay tilmaamaysaa quruxda haweenka

Guud ahaan riyada mululaalaha waxay tilmaamayaan shar iyo sixir iyo xumaan iyo furiin iyo dagaal iyo dood.
qofka ku riyooda waxaa habboon inuu ilaahay ka magangalo oo uu quraan akhristo, riyada yaayuurta caadi ma aha sida la moodaya ma aha.

Exit mobile version