Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha
Interpretation of the dream of a cat
Riyada bisadda ama yaayuurta waxay yeelan kartaa tafsiir kala duwan waxay yeelan kartaa tafsiir fiican ama tafsiir xun.
bisadda inta badan awaxy tilmaamaysaa khiyaano iyo dhagar ama gogoldhaaf iyo sino, sidoo kale yaayuurta waxaa lagu fasiraa naag dhilo ah
waxaa fiican bisada cad ama kuwa yaryar waxay tilmaamayaan farxad iyo wanaag qofka usoo socda.
