Fasirka riyada caanaha mac
Interpretation of seeing milk in a dream
Fasirka riyada caanaha mac
Su’aasha:
Riyada marka aad ku aragto caano oo macaan badan adoo cabaya maxaa lagu fasir karaa.

Jawaabta:
Riyada caanaha, caanaha waxay tilmaamyaan wax aad u wanaagsan arsaaq aan dhib loo marin ayaad la kulmi doontaa inshaa allaah,
xadiiska abuu hureyra ayaa wuxuu tilmaamay marka nabig SCW la doorgaliyay habeenka dheelminta caanaha iyo khamrda wuxuu doortay caanaha,
Jibriil CS ayaa ku yiri fidrada ayaad dooratay.
riyada caanaha waa wax aad u fiican marka bishaaro ayay kuu tahay oo khayr badan la socota
Fasirka riyada caanaha halkan ka daawo
In the dream of milk, milk indicates something very good and you will hopefully meet an unconvenied sustenance,
The legend of Abu Hurairah has indicated that when the Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) was chosen for the night of milk and wine, he chose milk,
Gabriel (peace to be upon him) said to the fidrada you chose it.
The dream of milk is a very good thing when it is good news for you and it is good for you