Fasirka riyada barambarada
Fasirka riyada barambarada
Qofkii ku riyoodo barambaro riyadaas waxay ku tusinaysaa in dhib uu jiro oo aysan haboonayn in laga aammuso
ومن رأى الصّراصير فإنّ هذه الرّؤيا تؤوّل إلى أنّ هناك مشكلةً لا ينبغي السكوت عنها،

Baranbarada waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn ama balo qofka kusoo socoto, qofkii ku riyoodo baranbaro waa inuu is ilaaliyaa.
Qofkii dilo baranbarada waa riyo fiican wuxuu ka bixi doonaa dhibka haysto inshaa Allaah

Halkan ka daawo riyada baranbarada oo video ah