Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka

Su’aasha:

Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo ku dhawaqaya kalmada Towxiidka waxana riiyo ku arkay anoo aqrinaya kuna celcelinaya maxay noqon karta. deg deg iga soo jawab.

Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka
Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka

Jawaabta:

Walaal bishaarayso waa riyo aad u fiican, qofkii ku riyoodo asoo ku dhawaaqaya kalimada towxiidka wuxuu helayaa iimaan xoog badan sidoo kale arsaaq badan haddii uu xanuunsan yahay caafimaad buuxo ayuu helayaa haddii doob yahay guur ayuu helayaa haddii deyn lagu leeyahay deynta ayuu iska gudayaa walwal iyo walbahaar masoo garayaan.
Waa bishaaro fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More