Fasirka aayadda قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي

(قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي رَبِّي إِلَى صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ دِينًا قِيَمًا مِّلَّةَ إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ)

(Dheh wuxuu igu hanuuniyey rabbigayga jid toosan diin sugan oo diintii (Nabi) Ibraahim isagoo toosan oon gaalada ka mid ahayn).

Aaayddan waxay tilmaamaysaa inaysan diin kale jirin Yuhuud iyo Krishtaan iyo diimaha kale dhulka ee meelo badan ka jira inaysan xaq ahayn.

Fasirka aayadda قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي
Fasirka aayadda قُلْ إِنَّنِي هَدَانِي

Qofkii raba inuu qaado waddada saxa ah waa inuu raacaa diinta nabi Muxamad lagu soo dejiyay oo islaamka ah.

Qofkii kuu yimaado oo sheega in la qaadan karo diin kale aan islaamka ahayn waa qof baadi ah oo gaal ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More