Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero

A comparison between the former president and the current president in Somalia

Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero

Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero
Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero

Farmaajo marka la dooranayay soomaalida meel kastoo ay joogaan aad bay ugu farxeen.
waxay u arkeen inuu yahay kii soomaaliya u noqon lahaa halyey dalkiisa ka saaraya wixii dhib ah ka jiray.
Xasan Sheekh dadka way nacaeen markaas baraha bulshada oo dhan weerar ayay ku hayeen Xasan Sheekh.

laakin Farmaajo wixii Xasan Sheekh lagu haystay ayuu sameenayaa oo ah safarada badan sidoo kale amniga magaalada Muqdisho oo sii xumaaday, waxaaba la dhihi karaa waagii Xasan Sheekh ayuu roonaa amaanka Xamar dadkiina waxay leeyihiin ilaa iyo hadda nabad iyo nolol.
marka su’aashu waxay tahay dadka Farmaajo taageersan ma qabyaalad bay ku taageerayaan ama Farmaajo waxaa carqaladeynaya dadka ku nool magalada Muqdisho oo uu ka mid yahay Xasan Sheekh.
Fikirkaaga ka dhiibo fadlan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More