Faa’idooyinka masagada cad caafimaadka laga helo
Health benefits of sorghum
Faa’idooyinka masagada ama moordida cad
Dadka aqoonta u leh cuntada waxay sheegeen in masagada ay leedahay faa’idooyin badan waxaa ka mid ah:
1- waxay xoojisaa lafaha sidoo kale ilkaha, cudurka lafa burburka ayay ka ilaalisaa qofka cunaya masagada
2- jirka waxay siisaa awood badan iyo firfircooni
3- waxay nidaanmisaa sokorka dhiigga levelkeeda
4- waxay wax u tartaa dadka rabo inay is caateeyaan, maxaayeelay qofka cuno dhereg ayuu dareemaa muddo badan
5- dhaafsheedka ayay awood siisaa
6- dufinta dhiigga gasho (Cholesterol) ayay ka hortagtaa
7- sidoo kale kansarka mindhicirada ayay la dagaallantaa
8- isdifaaca jirka ayay adkeysaa jirrooyin badanna way kahortagtaa
9- waxay ka mid tahay waxyaalaha dabiiciga oo dejiya qofaca iyo xanuunada
10- kaadida ayay socodsiisaa, biyaha siyaadada ayay jirka kasoo saartaa
11- dadka qaba keliya xanuunka aad bay ugu fiican tahay way ka yareysaa xanuunada
12- waxay kaloo u roon tahay caabuqa kalabaxyada jirka
13- cadaadiska dhiigga ayay yareysaa sidoo jirka waxay ka nadiifisaa wixii sun ah
14- waxaa laga soo saaraa bur oo jirka la mariyo oo gibilka ifiya sidoo kale ka daaweeya nabraha, qurux fiicanna siiya wejiga.
15- waxaa kaloo ay u roon tahay timaha
Faa’idooyinka masagada cad caafimaad laga helo
Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay
In English
People familiar with food say that masagada has many advantages including:
1- strengthens the bones also teeth, disease
It protects the bones from the destruction of the person who eats the masses
2- the body gives more power and agility
3- It will determine the blood sugar level
4- It is useful for people who want to be rich, because the person who eats feels satisfied for a long time
5. It gives power to the
6. It prevents cholesterol in the blood.
7. It also fights colorectal cancer
8- It strengthens the body’s immunity and prevents many illnesses
9- It is one of the natural things that calms people and diseases
10. It processes urination, removes excess water from the body
11. Only people with the disease are very good and reduce the pain
12. It is also good for infections of the body
13. It reduces blood pressure and cleanses the body of any toxins
14- It is produced from flour that is applied to the body and brightens the skin and also treats wounds and gives beauty to the face.
15. It is also good for hair
Benefits of clear health