Faa’idada Koostada laga helo xagga caafimaadka

Faa’idada Koostada laga helo xagga caafimaadka

Su’aasha:

Walaal qudrada koostada maxay u wanaagsan tahay badanaa markaan isticmaalo saxaro ayay iga keentaa.

Faa'idada Koostada laga helo maxaa ka mid ah maxaase ku jira?
Faa’idada Koostada laga helo maxaa ka mid ah maxaase ku jira?

Jawaabta:

Koostada oo loo yaqaano afka qalaad ” Chard, cicla Beta vulgaris subsp. carabigana waxaa loo yaqaanaa السِّلْق waa cunto vitamiinada B iyo C laga helo sidoo kale feerada ama birta iyo Folate.

Geedka koostada Sidoo kale wuxuu leeyahay Vitamin K wuxuu u roon yahay dhiigkarka sidoo kale wuxuu yareeyaa jirrada wadnaha iyo sokorta gibilkana wuu ifiyaa jirkana wuxuu siiyaa awood, waxaa kaloo la sheegay kansarka inuu la dagaallamo lafahana wuu adkeeyaa. Marka cuntada fiican caloosha ayay socodsiisaa waayo caloosha socodkeeda wuxuu tilmaamaa caafimaad iyo wanaagga cuntada ay ledahay.
Waxaa u eg qaab ahaan geedka isbinaajka oo lagu yiraahdo afka qalaad spinach carabigana سبانخ dadka qaar way isku qaldaan laba geed waayo aad bay isugu eg yihiin, laakin waxay ku kala duwan yihiin waxtarka, midan isaga waxaalo badan ayuu jirka iyo caafimaadka u tarayaa.

Rd1 Rd2

Koosto waxa laga helo
Koosto waxa laga helo

Koosto In Engilsh

Chard (scientific name: Beta vulgaris subsp. cicla) is a species of hybrid leafy vegetable, the leaves of which are eaten as well as their roots at other times. It is rich in minerals, vitamins B, C, folic acid and iron.

This type of vegetable is a popular ingredient in Mediterranean cuisine where its first varieties date back to Sicily. Small chard leaves can be used in salads, but boil is mostly used in the preparation of some dishes that are cooked, where the main ingredient in some meals such as sumaqia in Gaza for example, and «barrak» in Libya, and is also used to make the famous Iraqi dolma eaters, as well as in Tunisia, where it is used in the cooking of what is known as Asban or rotary with the use of parsley and in Egypt as a basic ingredient in cooking taro and bread. It is also used in several cultures around the world.

Charlatan can be harvested before its green leaves mature while they are still mellow, but they can be harvested after ripening as they are slightly tighter and more cohesive. And the leaves of the chard are usually bright green. This plant is threatened with eating by birds due to its sweet taste. It can also be grown at any time of the year with water saving and plenty of manure.

 

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More