Ereyo English oo maxkamad iyo cadaalad ku saabsan
Halkan waxaad ka heli kartaa ereyo english ah oo u turjuman carabi iyo soomaali, kuwaas oo ku saabsan maxkamadda iyo garsoorka, qofka marka uu baranayo af waxaa la rabaa qayb kasate ka mid nolosha inuu si gaar u barto, qaabka ugu sahlan barashada afafka qalaad waa inaad u barato qaab mowduuci ah, taas waxay keenaysaa inaad qabato ereyada afka aad baran rabto.
naxwaha waa muhim laakin waxaa ka horreeya inaad barato ereyo badan oo aad u adeegsan karto marka aad ku hadli rabto luqada.
English |
Arabic |
Somali |
Courtroom |
قاعة المحكمة |
hoolka maxkamadda |
Judge |
قاضي |
garsoore, qaadi |
Lawyer |
محامي |
qareen |
Prosecutor |
مدعي عام |
dacwadooge |
Defendant |
مدعي عليه |
dacawad lagu ooge |
Accuser |
متهم |
aadeysane |
Consultant |
مستشار |
latalaiye |
Witness |
شاهد |
markhaati |