Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est)
Waxaa ka mid ah qaababka luqadaha loo barto in qofka uu xifdiyo ereyada hal shay kulminayo oo is shabaho, taas sahal ayay kaaga dhigaysaa inaad luqada si fudud ku barto, halkan waxaan kugu soo jamcinayaa ereyo af ingiriis ah oo ku dhamaada xarfaha (est ).
waxaad ka arkaysaa jadwalkan iyagoo af soomaali iyo carabi ku turjuman:
Ereyga ingiriiska |
carabiga |
soomaaliga |
Best |
الأفضل |
ugu fiican |
chest |
صدر |
xabad, laab |
crest |
قمة |
kor |
Fest |
مهرجان |
feesto |
Guest |
ضيف |
marti |
Nest |
عش |
buul |
pest |
آفة |
aafo |
Rest |
راحة |
nasasho |
vest |
سترة |
jaakad |
Test |
اختبار |
imtaxaan |
West |
غرب |
galbeed |