Ereyo English duulimaadka iyo diyaaradaha ku saabsan
Ereyo la xiriira duulimaadka iyo diyaaradaha ee afka ingiriiska, waa ereyo la adeegsado xilliga safarka iyo wixii la xiriira diyaaradda iyo waxa khuseeya.

Barashada afka waxay ku toostaa marka dhinac walba laga eego, qeybaha isku xiran in laysla qabto taas qofka ayay soo xusuusinaysaa barashada afka uu rabo inuu barto.
English |
Somali |
Airplane |
Diyaarad “Dayuurad” |
Passenger |
Musaafir |
Glider |
Dayuurad yar |
Altitude |
korrayn |
Autopilot |
Duuliye otomaatic ah |
Pilot |
Duuliye |
Capin |
Shukaantada |
Cargo |
xamuul |
Engine |
Matoor |
Flight |
Duulimaad |
Jet |
Diyaarad |
Ticket |
Tigid |