Ereyada qoyska ee afka ingiriiska
Afafka marka la baranayo waxyaalaha ugu muhimsan waxaa ka mid ah inaad ogaato qoyska inta ay ka kooban yihiin.

Halkan waxaan kugu soo bandhigaynaa ereyada afka ingiriiska ee qoyska la xiriira, qof kaste English baranaya waa inuu bartaa.
English |
Somali |
brother |
walaaka |
sister |
walaasha |
grand father |
awoowaha |
grand mother |
ayeeyada |
aunt |
eeddada / habaryarta |
husband |
ninka xaaska |
wife |
afada |
grand son |
wiilka wiilkiisa |
grand daughter |
wiilka gabadhiisa |