Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan

Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan

Su’aasha:

inta badan waxa la dhahaa gabdhaha hadalka macan oo naxariista leh ayaa soo jiita dadka qaarna waxay dhahaan haweenka lacag ayay rabaan qaarna qurux marka hadaladaas side loo kala xalin kara.

Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan
Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan

Jawaabta:

Erayao naxariis badan waa tiirka jacaylka ninka iyo xaaskiisa xiriirkooda adkeeya, hadalka oranaya dumarka waxay ka helaan hadalada naxariista leh waa sax guud ahaan dadka oo dhan ayaa ka siman, dadka way jecel yihiin ereyo wanaagsan in lagu dhaho sidoo kale in la qiimeeyo, laakin taas dumarka qaarkii kama celiso inay qurux iyo lacag raadiyaan.

Dadka guud ahaan waxay ku kala duwan yihiin arrimahan siday u kala leeyihiin mudnaan, dad waxaa jira quruxda hormariya sidoo kale dad lacagta dadna dhaqanka wanaagsan, wayna isku xiran yihiin.

Gabdhaha caqliga badan inta badan ma eegaan quruxda aan wadan wanaag sidoo lacagta aan wadan ixtiraam, waxay hormariyaan raga asluubta leh oo abaabsan oo dumarka tixgaliya.

Nin baa xaaskiisa ku yiri erayo naxariis badan wuxuu yiri:

زوجتي سبب سعادتي، زوجتي سبب توفيقي،

زوجتي سبب اطمئناني، زوجتي سبب دفئي،

زوجتي سبب أماني، زوجتي سبب ضحكتي،

زوجتي سبب اعتزازي، زوجتي سبب فخري،

زوجتي أساس حياتي، زوجتي أساس مستقبلي،

زوجتي أساس عمري، زوجتي أحبك.

Xaaskayga ayaa sabab u ah farxaddayda,

xaaskayga ayaa sabab u ah towfiiqdayda,

xaaskayga ayaa sabab u ah deganaantayda,

xaaskayga ayaa sabab u ah diirimaadkayga,

xaaskayga ayaa sabab u ah ammaankayga,

xaaskayga ayaa sabab u ah. Qosolkayga,

xaaskayga ayaa sabab u ah faankayga,

xaaskayga ayaa sabab u ah hankayga,

xaaskayga waa aasaaska noloshayda,

xaaskayga waa aasaaska mustaqbalkayga,

xaaskaygu waa aasaaska noloshayda,

xaaskaygiyeey  waan ku jeclahay

 

Erayada Naxariis Badan Iyo Jacaylka Xaaska

Hadalka Ay Dumarku Aadka U Jecel Yihiin Oo Naxariis Badan Wata

 

 

الكلمات التي تأسر قلوب النساء هي الكلمات الصادقة التي تنبع من أعماق القلب.

الزوجة عندما تسمع من زوجها كلمات رحيمة فيها رقة وعذوبة تنتشي طربا

وهذا  مما يساهم في زيادة الحب في قلب المرأة ويجذبها نحو زوجها الرحيم

الكلمات التي تحتوي على عطف وشفقة واحتواء محببة لدى كل أنثى

 

Ereyda soo jiita qalbiga dumarka waa ereyada dhabta ah oo gudaha qalbiga kasoo fula.

Xaasku markay ka maqlayso seygeeda erayo naxariis badan oo macaan way ka helaysaa.

Taasna waxay kordhinaysaa jacaylka ku sugan qalbiga haweeneyda waxayna usoo jiidmaysaa ninkeeda naxariista badan.

Ereyada naxariista leh iyo turaalka iyo dhimrinta naag kaste way ka heshaa.

 

 

قال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-:
(حَقٌّ علَى اللهِ عونُ؛ مَنْ نَكحَ التِماسَ العَفافِ عمَّا حرَّمَ اللهُ..).

(Alle wuxuu u kaalmaynayaa qofkii guursado asoo raadinaya inuu xaaraan ka dhowrsanaado)

 أخرجه ابن عدي

(ثلاثةٌ حقٌّ على اللهِ عونهم: المجاهدُ في سبيلِ اللهِ، والْمُكَاتَبُ الذي يريدُ الأداءَ، والناكحُ الذي يُرِيدُ العفافَ).

(Sedex Alle wuu ku kaalmaynayaa: qofka jidkiisa ku jihaadaya, qofka mukaatibka (addoonka xornimada raadinaya) oo gudi raba wixii lagu leeyahay iyo midka guursanaya asoo raba dhowrsanaan)

أخرجه الترمذي

في هذا الحديث يقول الرسول صلى الله عليه وسلم: “ثلاثة”، أي: ثلاثة أصناف من الناس “حق على الله”،

أي: واجب من الله سبحانه وتعالى على نفسه “عونهم”، أي: تيسير أمورهم، وتوفيقهم ونحو ذلك

(تنكحُ المرأةُ لمالِها وجمالِها وحسَبِها ودينِها، فاظفَرْ بذاتِ الدِّينِ ترِبت يداك)

(Haweeney waxaa loo guursadaa hantideeda iyo quruxdeeda iyo diinteeda liibaan ka raadi midda diinta leh gacmahaaga ciidda ha galaanee)

صحيح البخاري
تنكحُ المرأةُ لمالِها وجمالِها وحسَبِها ودينِها، فاظفَرْ بذاتِ الدِّينِ ترِبت يداك
تنكحُ المرأةُ لمالِها وجمالِها وحسَبِها ودينِها، فاظفَرْ بذاتِ الدِّينِ ترِبت يداك

دعا الإسلام إلى النكاح وحث عليه، ووجه لحسن اختيار الزوجة، وللناس في الاختيار مذاهب، ولهم في أوصاف النساء مطالب.
وفي الحديث: تفضيل ذات الدين من النساء على غيرها.
وفيه: الحث على مصاحبة أهل الصلاح في كل شيء؛ لأن من صاحبهم يستفيد من أخلاقهم ويأمن المفسدة من جهتهم.

Ereyo naxariis badan jacaylka dhabta

Guurka waa wax aad u qiima badan laakin dadka badankooda ma ilaalin karaan, guurka waxaa lagu ilaaliyaa Alle ka cabsi iyo jacayl run ah iyo ereyo naxariis badan xambaarsan, amaanta dumurka xaaska ah aad bay ugu fiican tahay guurka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More