Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan
Su’aasha:
Waxaan ahay nin dhowaan guursaday waxaan mooda in gerdkaygu jilcay uuna yaryahay lkn xaaskaygu waxan dareemaya in u xanujinayo gerdkaygu oo indhaha ayey isku qabata marka ma xanuun ba mise wa raaxo ay dareemayso. Tan kale dhaqso ayaan u biyabaxaya sababta maxay thay?
Waad mahadsantihiin bahda daruur

Jawaabta:
Waxaa fiican inaad ku dadaasho cuntada arooska la siiyo oo raga xoojisa sida kaluunka iyo cuntada nafaqada badan guud ahaan, waxaad ka raadin kartaa webka daruur iyadoo faahfaahsan, sidoo kale niyadda ha iska jabinin.
Xaaska marka indhaha ay isku qabanayso haddii ay tahay qof xubnaheeda dabacsan oo aysan kusoo celinaynin way raaxaysanaysaa, laakin haddii xubnaheeda ay adkaynayso oo ay isku soo ururinayso oo ay taagmayso aynka kusoo celinayso way xanuunsanaysaa, dumarka waxaa kaloo indhaha ay u damuujiyan xiliga galmada xishood qaar ninka ma eegi karaan, laakin waxaa kuu fiican inaad kalsooni tusto oo aad iyada waraysato, marka aad ku cusub tahay ayaad xaaskaga bari kartaa waxyaalo badan.
Teeda kale biyabaxa degdega waxaa laga yaabaa inay ka timid galmada kugu cusub, caadi ayaad noqon doontaa muddo kadib, haddii arrintaas ay kaa hari wayso muddo 3 bilood kadib waxaa jirta markaas dhibaato la xiriirta biyabaxa degdega.
Guud ahaan dumarka xiliga raaxada indhaha inay isku qabtaan ayay ka helaan taasna inta badan xishood ayaa u keeno qaarna raaxo daran ayay ka dareemaan markay indhaha isku qabtaan
Gabadha Bikrada Iyo Gabadhan Bikrada Aheen Farqiga U Dhexeeya
Gabar Bikra Far Ama Laba Far Miyay Galeysa

It is better to try the wedding food that strengthens men such as fish and nutritious food in general, you can search the web for details, also do not lose heart.
When a wife is closing her eyes, if she is someone who has loose limbs and does not retract them, she will enjoy it, but if her limbs are tight and gather and do not retract them, she will feel sick, women also have eyes that hurt during sex, some are shy and cannot look at a man, but it is better for you to show confidence and ask her, when you are new to it, you can teach your wife a lot of things.
On the other hand, urgent ejaculation may come from new sex, you will become normal after a while, if this does not stop after 3 months, then there is a problem related to urgent ejaculation.
Generally, women find it enjoyable to close their eyes during sex, and this often causes them shame, and some feel uncomfortable when they close their eyes.