Site icon Daruur درور

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

Su’aasha:

sc gabadha waxan maqlay wax badan inay biyabixi karto hadalkas maxaa ka jiro ma jirtaa naag dhor jeer biyaha shahwada ka iman karaan  Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan malga yaba inay bananka uso baxaan markay biyabaxayso.

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan
Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

Jawaabta:

Taas way dhacdaa naago qaar ayaa sidaas ah inta ay galmada ku socoto way sii biyabaxayaan ilaa ninka uu ka dhamaysto qaar biyaha banaanka ayay usoo tuuraan qaarkoodana waxay kaliya dareemaan boodboodka murqaha xubinta taranka ama kawaabyo ay ka dareemaan jirka madaxa ilaa cagaha, laakin dumarka waxay u badan yihiin hal jeer inay biyabaxaan.

Sidoo kale cuntada tayada leh saameys weyn ayay ku yeelanaysaa in gabadha ay biyabax fiican hesho waayo raaxada galmada waxay xiriir la leedahay vitaminka jirka iyo awoodda qofka, xataa biyaha waxay ka samaysmaan cunto, qof aan cunto haysanin jirkiisa waa tacbaan nafaqo ma heli karo.

Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah

Ninkayga marka aan la raaxaysanayo kaadi daran baa iqabato

This happens. Some women continue to ejaculate during sexual intercourse until the man finishes, some of them throw water outside and some just feel a jump in the muscles of the genitals or lumps they feel from the body from the head to the feet, but women tend to ejaculate once.

It also has a big impact on quality food for a girl to get a good ejaculate because sexual pleasure is related to the body vitamin and the ability of the person, even water is made of food, a person who does not have food cannot get nutrients.

 

 

يحدث هذا لبعض النساء ، أثناء ممارسة العلاقة يستمرن في القذف حتى ينتهي الرجل.
كما أن للطعام الجيد تأثير كبير على القذف الجيد للفتاة لأن المتعة الجنسية مرتبطة بالفيتامينات في الجسم وقوة الشخص.
حتى المني يأتي من الطعام ، فالشخص بدون طعام لا يستطيع الحصول على المغذيات من جسده.

Exit mobile version