Donald Trump oo Mike Tyson shaqaale u ahaa
Donald Trump and Mike Tyson
Soddon sano kahor Mike Tyson feeryaqaanka caanka ahaa wuxu ka dhigtay madaxweynaha maraykanka hadda Donald Trump lataliyaha xagga dhaqaalaha ee gaarka u ah, taas ma aha Trump inuu faqiir ahaa laakin waxaa cad in Tyson uu ahaa mid ka awood badan kana hanti
