Diinta marka laysku qasbo waxa dhacayo
Diinta islaamka waa diin xaq ah oo ka timid xagga Alle, qofka laguma qasbi karo, maxaayeeley qofkii lagu qasbo gaalnimo ayuu qarsanayaa Allana qof hoos gaal ka ah ma rabo, maxaayeelay waa munaafuq, illeen munaafuqiinta hoose ayay gaalo ka yihiin cabsi darteed ayay u qarsadeen gaalnimada, haddii diinta aad xoog dad ugu qasabto waxaad badinaysaa munaafuqiinta.
![Diinta marka laysku qasbo waxa dhacayo](https://daruur.com//wp-content/uploads/Diinta-marka-laysku-qasbo-waxa-dhacayo-1-300x197.jpg)