Digniin ku socota dadka baraha bulshada

Digniin ku socota dadka baraha bulshada

Waxay soo dhigaan gaalada sawiro quraanka oo lugaha la saarayo ama musqul lagu ridayo Dadka waxaas faafiya waxay kusoo qoraan walaal qofkan habaar.

yaan lagu sirin taas yaan lagugu sirin, waayo qofka waxaas sameeyay ujeeddadiisu waa in la faafiyo marka waxaa lagaa rabaa qofka aad aragto oo waxaas faafinaya block ku dheji marka aad coomment u saarto wuu sii faafayaa ee iska ilaali marka arrintaas.

Digniin ku socota dadka baraha bulshada
Digniin ku socota dadka baraha bulshada

Waxaa ku jira baraha bulshada Soomali badan oogaalo ah qaar kirishtaan noqday qaarna mulxid ah oo aan Alle aaminsanayn.

Waxayna u badan yihiin naagaha qoxootiga oo ku nool yurub oo ismooday inay kasoo xoroobeen soomaali dhibka yaalla oo aysoo galeen jannada adduunka.

Waxay kusoo gabadaan dumarka dulman inay caawiyaan waxay faafiyaan akhlaaq daro iyo diinkabax.

Waliba dhalinyarada ayay fasahaadiyaan qaar kamid ah dumark noocaas ah way is qaawiyaan iyagoo sheegaya inay xor yihiin waliba diinta ayay aad u caayaan meelo badan ayay ku nool yihiin oo yurub iyo America ka mid ah.

Qaar waxaa laga yaabaa inay dad u shaqaynayaan qandaraas lasoo siiyay oo ay dhalinyarada ku habaabinayaan, saan sheegnay waxay adeegsadaan jirka qaawan iyo hadalada qayaxan ee galmada iyo xiriirka ninka iyo naagta dhex mara.

 

Dadka Facebook ama goobaha kale digniin culus ayay u tahay arrintan qofka waxaa laga rabaa inuu aad isaga jiro social media dhib ay leeyihiin.

Dadka badankooda ma eegaan dhibkaas laakin run aahaantii waa meel halis ah.

Dumarka la qabo oo nin kale eego woman look at a foreign man

هناك أضرار جسيمة يمكن أن تدمر الشخص الذي لا يحذر ما ينشر

في وسائل التواصل الاجتماعي

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More