Site icon Daruur درور

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay

Su’aasha:

Waxaan su,aalaaya. Ee digirta salbukada maxay faa’ido ah ay leeyahay.

Digirta salbukada maxay faa'ido leedahay
Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay

Jawaabta:

Salbukada waxaa loo yaqaanaa afka carabiga المَاشُ ama المَجُّ ama المَجَّةُ ama المُجَاجُ ama اللوبياء الشعاعية afka igiriiskana waa: Mung bean ama saynis ahaanna waa: Vigna radiata,

waxay ka baxdaa dalal badan asal ahaanna waxay kasoo jeeddaa dalka India.
Salbuko Somaali way ka baxdaa waxaa loo yaqaanaa salbuko ama salbako ama digir salbuko.

Digirta salbukada maxay faa'ido ah ay leeyahay
Digirta salbukada maxay faa’ido ah ay leeyahay

Waa cunto aad u fiican waxay leedahay vitamin C iyo bir iyo vitamin D iyo vitamin B6 iyo Calcium iyo Magnesium iyo waxyaabo kale.

Waxaa ka mid ah faa’idooyinka ay caafimaadka u keento waxay yareysaa caabuqa jirka sidoo kale cudurka sokorta ayay u fiican tahay, sidoo kale waxay dhistaa murqaha jirka, lafahana way u roon tahay.
Waxaa kaloo la sheegay inay u roon tahay salbukada dumarka uurka leh.

Salbuko ama salbako waxaad tiraahdaba waa cunto waxtar weyn leh dhanka caafimaadka

Raadraac1

Raadraac 2

Salbuko In English

Legumes are classified as one of the types of vegetables, and there are what is compared to 16,000 different types of legumes, come on different sizes, colors and compositions, some types of legumes can be eaten such as green beans and peas from their horns fresh, but most of them are prepared in many ways may come canned, dried or frozen and some of them are ground or divided, as well as the taste of legumes varies according to different types, some have the taste of walnuts and some have a sweet taste and some of them taste like starches, legumes have many health benefits because they are low in fat And cholesterol-free, White beans, which are one of the legumes, are rich in large amounts of potassium, calcium and phosphorus, and less iron, sodium and copper, and they also contain the compounds of riboflavin, niacin, vitamin B6 and panthodic acid, and in this article the benefits of white beans will be identified.

 

Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

Exit mobile version