Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara walaal

Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara walaal

Dhuusada waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha la soo gudboonaada nafleyda nool.

waxayna caadi ahaan calaamad u tahay caafimaadka guud ahaan iyo shaqada caloosha iyo mindhicirada.

laakin marka ay dhuusada badato maxay tilmaamaysaa ?

Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara
Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara

haddii ay dhuusadu xadka laga rabay ka baxdo, oo qofka uu gaari waayo heer dhuusada inuu reebo.

waxaa laga yaabaa inuu cunay cunto ay ku badan tahay digirta ama uu cunay cunto isagoo degdegaya.

waayo marka qofka cuntada uu ku cunayo degdeg waxaa caloosha ka gala hawada.

markaas ayay mindhicirada neef galaysaa oo marka dabada ayay soo aadaan, sidoo kale dhuusada urka badan iyada waxay tilmaamaysaa inaadan muddo musqul galin, qofka waxaa laga rabaa maalintii markay ugu yar tahay inuu hal mar musqul galo.

Dhuusada badan hadii la celiyana calool xanuun imaanayo

 

Dhusa is considered one of the things that come with living souls.

and it is typically a sign of overall health and abdominal and bowel function.

But when the worms are overwhelmed, what does it indicate?
If the tunnel is gone beyond the required limit, and the person doesn’t reach the level of the tunnel to withhold it.

he may have eaten a diet high in peas or ate food in a hurry.

For when a person eats food in a hurry, air enters the stomach.

Then she breathes in the intestines and when they come to the tail, also the smelly worm indicates that you do not go to the toilet for a while, the person is required to go to the toilet once a day at least once a day.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More