Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Qofka Miyay Ka hadhaan

Su’aasha:

Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Qofka Miyay Ka hadhaan Mise Way La socdaan Ilaa Waligii

Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Qofka Miyay Ka hadhaan
Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Qofka Miyay Ka hadhaan

Jawaabta:

Haddii qofka uu ka joogsado siigada muddo kaddib dhibka ay u keentay waa ka haraa, dadka way ku kala duwan yihiin muddada ay ku qaadato, dad waxaa jira hal sano oo kale dadna ilaa iyo seddex sano ayay gaaraan, waxaa kaloo ay u noqonaysaa guud ahaan caafimaadka qofka iyo dhismaha jirka iyo cuntada qofka uu qaadanayo iyo socodka badan uu galayo, haddaad rabto inaad kasoo kabsato siigada marka hore iska joogi.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More