Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo

Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo

Su’aasha:

scw webkiina wax badan ayaan ka faa’iday waadna ku mahadsan tihiin waxaan rabaa wax keeno dhareerka marka aan hurdada galo cudur miyaa maxaase lagu joojin karaa

Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo
Dhareerka xiliga hurdada qofka ka imaanayo sida lagu joojiyo

Jawaabta:

Dhareerka caadi ahaan caruurta ayuu u badan yahay markay u dhexeeyaan 3 bil ilaa 6 bilood waliba marka ilkaha u soo dhalanayaan.
Laakin wixii taas ka baxsan sababo kale ayaa keeni kara.

1- cuntada ayay u noqonaysaa, siiba marka qofka uu badsado waxyaalaha dhanaanka
2- Waxaa kaloo keeni kara arrimo dareenka maskaxda la xiriira.
3- arrimo la xiriiro caloosha , qofka oo seceliyo cuntada uu cunay.
4- uurka , dumarka uurka leh waxaa laga yaabaa inay isku arkaan dhareer
5- qofka si qaldan inuu u seexdo
6- ilkaha in mushlikad ka jirto
7- qofka afkiisa kala furayo markuu hurdada ku jiro.

Waxyaalaha uu ku celin karo dhareerka

Waxaa fiican qofka inuu ka neefsado sanka sidoo kale inuu u seexdo dhabardhabar

huradada kahor inuu ku qubeysto biyo kulul

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

 

Saliva is usually more common in children between 3 months and 6 months of tooth decay.
However, other reasons can be caused by other reasons besides that.

1- It becomes food, remove when the person increases the amount of food
2- It can also be caused by mental emotional issues.
3- issues related to the stomach, the person who ate the food.
4- Pregnancy, pregnant women may experience swearing
5. The person to sleep wrongly
6. Teeth that there is a problem
7- The person opens his mouth when he is in sleep.

Things he can reverse in the oath

It is better for the person to breathe from the nose and to sleep on the back

sleep before bathing in hot water

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More