Damul jadiid waa urur noocee ah

Damul jadiid waa urur noocee ah

Su’aasha:

Sxb sidaan hadalkaaga ka dareemay waxaad ka mid tahay damul jadiid oo hada uu katirsanyahay Madaxweyne Xasan shiiq waxaana marwalba aflagaadeysaa madaxweynihii hore farmaajo marka waxaa macluumaad iga siisaa ururka damul jadiid maxayihiin si faah faahsan iiga war bixi

Damul jadiid waa urur noocee ah
Damul jadiid waa urur noocee ah

Jawaabta:

Ninyahow ma garanayo dam aljadiid waxay yihiin ilaa iyo haddana kama salgaarin, ma aha urur waqti  hore jiray oo buugaag laga qoray, marka ma garanayo.

Teeda kale Farmaajo sababta aan u dhaleeceyn jiray waa wixii aan ka arkay afarta sano uu madaxweynaha ahaa, dib ugu laabo marka la dooranayay wuxuu sheegi jiray iyo afarta sano waxa uu sameeyay, ma og tahay inuu yahay Farmaajo qofkii ugu horreeyay la doorto oo dalka asoo soo toosi rabo ku celin rabay burbur?, wuxuu damacsanaa inuu xoog ku haysto xilka dalka, ma rabin inuu Villa soomaaliya ka tago, Farmaajo wuxuu sameystay kooxo badan oo baraha bulshada been ku faafiya si Farmaajo looga dhigo halyey weyn iyo aabaha qaranka, aniga kuma oranayo Xasan Sheekh dhaleeco ma laha, laakin waxaan kuu sheegayaa Farmaajo inuu ka been badan yahay.

Muuqaalka Rooble oo baraha bulshada qabsaday

Man, I don’t know what you guys are, I haven’t been around since, it’s not a long-standing organization that books have been written about, so I don’t know. The reason I used to criticize Farmajo is what I saw from the four years he was president. Go back to what he said when he was elected and what he did during the four years. Do you know that Farmajo is the first elected person in the country? Do you want to repeat the destruction? He intended to hold power in the country, he did not want to leave Villa Somalia. Sheikh has no criticism, but I tell you that Farmajo is more of a liar.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More