Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo

Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo

Su’aasha:

Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo waxaa rabaa in aan u leefo ama u galmoodo mana helo qof dumar oo ka helo.

Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo
Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo

Jawaabta:

Dabada ma aha meel loogu talagalay in loo tago, naagta hore ayaa loogu talagalay in laga maro, dumarka galmada dabada jecel aad bay u yar yihiin mana aha wax dabiici ah, gabdhaha kacsiga badan ayaa laga yaabaa inay arinkaas ka helaan ama naag dabada baratay oo la qabsatay illeen qofka wuxuu caadeysto mararka qaar wuu tabaa.

Laakin marka laga hadlo galmada dabada dumarka diin ahaan madaahibta afarta way isku waafaqsan yihiin inay xaaraan tahay haweenka in gadaal laga galiyo.

Lama diidana in laga salaaxo dabada iyo barida ama xataa in ninka uu geedkiisa marmariyo asoon boqa galinaynin.

Dhinaca caafimaadka marka laga hadlo naagta dhib weyn ayay kala kulmaysaa marka futada laga maro, jeexmidda maqaarka wareega dabada sidoo kale duleelka futada inuu ka weynaado, sidoo kale dhiig iyo dhibaato inay lasoo gudboonaadaan, sidoo kale cudarada si fudud ayaa layskaga qaadi karaa marka galmada gadaal ay tahay.

Maxaayeelay xaarka wuxuu wataa bakteeriya jirka soo tufay ninka waxaa laga yaabaa inay cuduro u keenaan.

Sidoo kale sideed u leefaysaa meel wada bakteeriya iyo jeermis ah, waxaa laga yaabaa inaad ku sirantay filimada galmada oo la faafiyo oo dumarka gadaal laga fuulo inay yihiin wax fiican.

Maskaxdaada ka saar inaad falkaas ku samayso haweenka ama raga iska jir.

Waxaad ku joojin kartaa inaad ka fikirto dhibka ka imaanayo xagga diinta iyo caafimaadka si fiican uga fikir.

 

Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya

 

إذا عرض في المقعدة من البواسير ورم عظيم حتى تنقلب المقعدة فضمد بكراث مسلوق مع سنام الجمل أو سمن البقر ونحوه وغذه في اليوم بالسمن مرات ولطف الغذاء. قال: وينقطع دم البواسير بحب المقل وإن كان بطنه لينا: القميحة السوداء. ومتى إصابة من كثرة خروج الدم بهر ونفس ضيق فأعطه دواء الكركم وإن إصابة خفقان فدواء المسك. لى صح مرارا كثيرة إن الوجع يكون يزيد وينتفخ فحمله عرطنيثا لينفتح. لى إن رأيت البدن يزيد تولد هذا الخلط فيه فالأجود أن تفتح له بواسير ليسيل وإلا فأفصده فإن يسكن وجعه وإن كره ذلك كاره فتعاهد فصده وإسهال الخلط الأسود. والذي ينتفع به من دم البواسير ما دام أسود فإذا رق واحمر فمن الواجب قطعه. ويقطعه نعما القلقطار والقلقنت والعفص والشب مسحوقة فتحتمل ويجلس في مائها وإن أفرط فليس إلا أن يجعل عليه قلقديون حاد كذا وصف في قاطاجانس في السادسة. من الطب القديم قال: تكون البواسير من خلط الدم السوداوي إذا أكثر من لحم البقر والأرانب والسمك والجبن والباذنجان والعدس والنمكسود والتمر وكثرة صنوف)
الحلواء فليترك ذلك كله

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More