Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Su’aasha:

Asc waxan raba inaan i sheegtan baabasiirta waxa ay tahay iyo astamaha lagu garto nabraha iyo babasita maxaa farqi ah u dhxeeyo babaasirtu dhiig miyay ledahay daawada ugu fican maxaa la dhihi karaa fadlan faahfhin dheraad iga siya idinkoo ku mahadsan howsha ad dadka u haysaan.

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka
Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Jawaabta:

Baabasiir ama bawaasiir afka carabiga waxaa loo yaqaanaa البواسير afka igiriiskana waa Hemorrhoids) .
Marka bawaasiirka waa barar ay bararayaan dhiigmareenada dabada afkeeda, wuxuu noqon karaa mid gudaha iyo mid bannaanka.

Astaamaha lagu garto waxaa ugu caansan dhiig ka yimaada dabada, qofka marka uu saxaroonayo, sidoo kale marka uu saxarada u fadhiyo xanuun daran ayuu ka dareemaa wareega futada, inuu afka dabada leeyahay wax soo kuusan hal ama ka badan qofka inuu ka dareemo dabada cuncun ama balbal sidoo kale inuu dhiig mararka qaar ka yimaado.
Bawaasiirka wuxuu u badan yahay dadka waaweyn iyo dumarka uurka leh iyo kuwa umusha ah iyo dadka shubanka badan iyo dadka fadhigoodu badan yahay, iyo dadka calooshooda fadhida aan musqusha muddo galin.

Qaababka loo daaweeyo waa qaabab kala duwan waxaa ka mid ah inuu qofka adeegsado kareemooyinka la mariyo dabada marka qofka baabasiir hayo sida kareemka ay ku jiraan maddooyinkan Hydrocortisone iyo Lidocaine ,  waxaa jirta bomaato lagu magacaabo Sediproct waa bomaatada ugu fiican lagu daaweeyo baabasiirka iyo finanka dabada kasoo baxo sidoo kale waxaa la sameyn karaa in gooyo baabasiirta, qaliin in lagu sameeyo.
Waxaa kaloo lagu yareyn karaa qofka inuu cuno cuntooyin ay qudaartu ku badan tahay sidoo kale inuu ku fariisto biyo qandac ah iyo inuu aad u nadiifiyo dabada marka uu saxarada dhameeyo.
Sidoo kale daawooyin dabiici ayaa jira sida malabka oo kale iyo saliida qumbaha iyo jeelka dacarta iyo khalka tufaaxa wuxuu marinayaa meesha soo bararsan, waxay yareeyaan bararka xanuunkana way way khafiifiyaan.

Qoraallo dheeraad ah oo ku saabsan baabasiirka:

  1. Sida Ugu Fudud Oo Loo Daaweeyo Bawaasiirka
  2. Qofka Baabasiirka Qaba Cuntooyinka U Roon Iyo Kuwa Dhiba
  3. Finka Dabada Iyo Baabasiirka Farqiga U Dhexeeya Iyo Daawada Ugu Fiican
  4. Basasha Dhib Ma U Keentaa Baabasiirka
  5. Toonta Baabasiirka Ma U Roon Tahay

Hemorrhoids in Arabic is called البواسير and in English it is Hemorrhoids).
When the balloon is a swelling by the anal hemorrhagics in its mouth, it can be both in and out of space.

The most common characteristics are bleeding from the tail, the person when they are vomiting, also when they are sitting in the stool they feel severe pain in the foot circle, that the mouth of the tail has something that does not affect one or more of the person’s tail to feel itchy or balbal as well as occasional bleeding.
The flu is more common in adults and pregnant and midwives and people with high diarrhoea and people who are more seated, and people who sit in their stomachs do not go to the toilet for a while.

 

الرقى والتعوُّذات النبويَّة.

1- أَعُوذُ بالله السَّمِيعِ العَلِيمِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ؛ مِنْ هَمْزِهِ وَنَفْخِهِ وَنَفْثِهِ (6) .
2- أعُوذُ بِكَلِمَاتِ اللهِ التَّامَّة، مِنْ كُلِّ شَيْطَانٍ وَهَامَّة، وَمِنْ كُلِّ عَيْنٍ لَامَّة (7) .
3- أَعُوذُُ بِكَلِمَاتِ اللهِ التَّامَّات كُلِّهُنَّ، مِنْ شرِّ مَا خَلَقَ (8) .
4- أَعُوذُ بِوَجْه اللهِ الْكَرِيمِ، وَبِكَلِمَاتِ اللهِ التَّامَّاتِ اللَاّتِي لا يُجَاوِزُهُنَّ بَرٌّ وَلا فَاجِرٌ، مِنْ شَرِّ مَا يَنْزِلُ مِنَ السَّمَاءِ وشَرِّ مَا يَعْرُجُ فِيهَا، وَشَرِّ مَا ذَرَأَ فِي الأَرْضِ وَشَرِّ مَا يَخْرُجُ مِنْهَا، وَمِنْ فِتَنِ اللَّيْلِ وَالنَّهَارِ، وَمِنْ َطوارِق اللَّيْلِ وَالنَّهَارِ إلَاّ طَارِقًا يَطْرُقُ بِخَيْرٍ، يَا رَحْمنُ (9) .

5- اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِوَجْهِك الْكَرِيم$ِ وَكَلِمَاتِكَ التَّامَّةِ، مِنْ شَرِّ مَا أَنْتَ آَخِذٌ بِنَاصِيَتِهِ، اللَّهُمَّ أَنْتَ تَكْشِفُ الْمَغْرَمَ وَالْمَأْثَمَ، اللَّهُمَّ لا يُهْزَمُ جُنْدُكَ، ولا يُخْلَفُ وَعْدُكَ، وَلا يَنْفَعُ ذَا الْجَدِّ مِنْكَ الْجَدُّ، سُبْحَانَكَ وَبِحَمْدِكَ (10) .
6- بِسْمِ اللهِ الَّذِي لَا يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ. (ثلاث مرات) (11) .
7- بِسْمِ اللهِ، أَعُوذُ بِكَلِمَاتِ اللهِ التَّامَّةِ مِنْ غَضَبِهِ وَعِقَابِهِ وَشَرِّ عِبَادِهِ، وَمِنْ هَمَزَاتِ الشَّيَاطِينِ، وَأَنْ يَحْضُرُونِ (12)
8- بِسْمِ الله (ثلاثًا) ، أَعُوذُ بِاللهِ وَقُدْرَتِهِ مِنْ شَرِّ مَا أَجِدُ وَأُحَاذِرُ. (سبع مرات) (13) .
9- بِسْمِ اللهِ أَرْقِيكَ، مِنْ كُلِّ شَيْءٍ يُؤْذِيكَ، مِنْ شَرِّ كُلِّ نَفْسٍ أَوْ عَيْنِ حَاسِدٍ اللهُ يَشْفِيكَ، بِسْمِ اللهِ أَرْقِيك (14) .
10- بِسْمِ اللهِ يُبْرِيكَ، وَمِنْ كُلِّ دَاءٍ يَشْفِيكَ، وَمِنْ شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ، وَشَرِّ كُلِّ ذِي عَيْنٍ (15) .
11- بِسْمِ اللهِ، تُرْبَةُ أَرْضِنَا، بِرِيقَةِ بَعْضِنَا، يُشْفَى سَقِيمُنَا بِإِذْنِ رَبِّنَا (16)
12- اللهُمَّ، أَذْهِبِ الْبَاسَ، رَبَّ النَّاسِ، اشْفِ وَأَنْتَ الشَّافِي، لَا شِفَاءَ إِلَاّ شِفَاؤُكَ، شِفَاءً لَا يُغَادِرُ سَقَماً (17) .
13- اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لَا إِلَهَ إِلَاّ أَنْتَ. (ثلاث مرات) (18) .
14- اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي وَارْحَمْنِي وَعَافِنِي وَاهْدِنِي وَارْزُقْنِي (19) .

15- اللهُمَّ اشْفِ عَبْدَك يَنْكَأْ (20) لَكَ عَدُوًّا، أَوْ يَمْشِي لَكَ إِلَى صَلَاةٍ (21) .
16- اللهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا
وَالآخِرَةِ، اللهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي دِينِي وَدُنْيَايَ، وَأَهْلِي وَمَالِي، اللهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي وَآمِنْ رَوْعَاتِي، اللهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَيْنِ يَدَيَّ وَمِنْ خَلْفِي، وَعَنْ يَمِينِي وَعَنْ شِمَالِي، وَمِنْ فَوقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي (22) .
17- اللَّهُمَّ إِنِّي عَبْدُكَ، وَابْنُ عَبْدِكَ، وَابْنُ أَمَتِكَ، نَاصِيَتِي بِيَدِكَ، مَاضٍ فِيَّ حُكْمُكَ، عَدْلٌ فِيَّ قَضَاؤُكَ، أَسْأَلُكَ بِكُلِّ اسْمٍ هُوَ لَكَ، سَمَّيْتَ بِهِ نَفْسَكَ، أَوْ عَلَّمْتَهُ أَحَدًا مِنْ خَلْقِكَ، أَوْ أَنْزَلْتَهُ فِي كِتَابِكَ، أَوِ اسْتَأْثَرْتَ بِهِ فِي عِلْمِ الْغَيْبِ عِنْدَكَ، أَنْ تَجْعَلَ الْقُرْآنَ رَبِيعَ قَلْبِي، وَنُورَ صَدْرِي، وَجِلَاءَ حُزْنِي، وَذَهَابَ هَمِّي (23) .
18- اللَّهُمَّ رَحْمَتَكَ أَرْجُو، فَلَا تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ، وَأَصْلِحْ لِي شَأْنِي كُلَّهُ، لَا إِلَهَ إِلَاّ أَنْتَ (24) .
19- لَا إِلَهَ إِلَاّ أَنْتَ، سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنْتُ مِنَ الظَّالِمِينَ (25) .
20- اللَّهُمَّ مُطْفِئَ (مُطْفِي) الْكَبِيرِ وَمُكَبِّرَ الصَّغِيرِ، أَطْفِهَا عَنِّي (26) .
21- لَا إِلَهَ إِلَاّ اللهُ الْعَظِيمُ الْحَلِيمُ، لَا إِلَهَ إِلَاّ اللهُ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ، لَا إِلَهَ إِلَاّ اللهُ رَبُّ السَّمَوَاتِ وَرَبُّ الأَرْضِ وَرَبُّ الْعَرْشِ الْكَرِيمِ (27)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More