Cuntada cayilka jirka u keenta

Cuntada cayilka jirka u keenta

Protein-rich foods, as well as important vitamins to the body

Cuntada burutiinka iyo vitamiinka u leh jirka ayaa keenta cayilka.

Foods that lead to obesity

waxaa ka mid ah hilibka iyo caanaha iyo dhamaan wixii laga sameeyo caanaha.

sidoo kale macmacaanka isaga cayil ayuu keenaa, qofka rabo inuu dhaqsi u cayilo.

waa inuu cunaa cuntooyinkan.

sidoo kale waxaa loo baahan yahay qofka inuu nasto ,

waayo cunto kaligeeda ma aha waxa keena buurnaanta.

Cuntada cayilka jirka u keenta
Cuntada cayilka jirka u keenta

dadka raadiya daawada cayilka waa inay iska ilaaliyaan si dabiici ayaad u cayili kartaa, daawooyinka caylka dhib inay kuu keenaan ayaa laga yaabaa.

qaabka ugu fiican loo cayilo waa cunto dabiici ah, teeda kale cuntada qaab loo samaynayo kaalin ayuu ka cayaaraa qaabkaas.

qofka buuran iyo kan caataha ah yaa caafimaad badan?

cayilka maalmahan waxaa loo tiiriyaa cuduro badan, aadna waa loola dagaalamadaa, waxaad arkaysaa dumarka cayilan oo jeym ku qolqolaya sidii ay u ridi lahaayeen hilibka jirkooda saaran.

sida la og yahay dumarka ayaa u badan naaxitaanka, naagta marka la guursado sila markii waxaad arkaysaa iyadoo buuran.

marka ay dhasho way kasii dareysaa. taasna waxaa u keenaya sababo badan waxaa ugu muhimsan cuntada oo nasasho lagu cunayo joogintaanka guriga.

qofka socodka badan way adag tahay inuu cayilo, waxyaalaha buurnaanta keena waxaa ugu muhimsan cuntada iyo nafaqada.

Galmada cayil ma keentaa?

qofka marka uu guursado oo uu galmo sameeyo jirkiisa aad buu nastaa, markaas wuxuu u baahanaa cunto, abiteedka ayaa u furmayo, marka haduu nasasho ku darsado wuu cayilaa shaki kama taagna, suidaa awgeed waxaad arkaysaa raga qaarkooda marka ay guursadaa iyo caato naf ah buuranaya, haweenka qaarkoodana iyagoo lafo lafo ah marka la guursado dabo weyn ayay keenaan iyo naaso waaweyn, marka horena naaskooda wuu yaraa sidoo kale dabadoodana way yared.

Baruurta jirka ma halis baa?

waxaa la sheegaa baruurta caloosha ayaa ugu daran , waxyaalo badan ayay ka saamyn kartaa jirka, marka waxaa la rabaa qofka inuu rido baruurta caloosha.

 

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

Who is healthier than the fat and the fat?

Obesity these days is mainly based on many diseases, and it is very much fought against, you see fat women playing jeym about how to put the meat on their body.

As is known, women are more likely to be obese, the woman when married sila when you see her fat.

When she is born, it gets worse. This is caused by many reasons, the most important of which is eating food at rest at home.

It is difficult for a person who walks to get fat, and the most important things that cause obesity are food and nutrition.

Does sex cause obesity?

When a man marries and has sexual intercourse, his body rests very much, and he needs food, and the family opens up for him. When he adds rest, he gets fat. There is no doubt about it. Because of this, you see some men, when they marry, and the thinness of the soul, fatens, and some women bring a large tail and large breasts when they are married. At first, their breasts were smaller and their tails were smaller.

Is body fat dangerous?

It is said that belly fat is the most severe, it can affect the body in many things, when the person is required to put the fat in the stomach.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More