Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?

Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?

Su’aasha:

Waxaa i cun cuna mararka qaar xaniinyaha marka waxaan sameeyaa meeshaan ka xoq xoqi lahaa waxaan mariyaa liimo dhanaanta ka dib xoogaa ayay intay i xafafto iga ba’aa cun cunka marka hadaan liinta u isticmaalo qooraha ma waxay waxyeeleysaa xiniinyaha mise jeermiska ayay ka dileysaa oo wey u roontahay.

Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?
Cuncunka Qooraha hadaan u isticmaalo liima dhanaanta ma i waxyeeleysaa?

Jawaabta:

Liinta dhanaan waxay ka mid tahay waxyaalaha cuncunka dejiyo, maxaa yeelay waxay wadataa aashato la dhaho : Citric acid iyo Acetic acid, waxay leeyihiin saameys xoog leh oo nadiifinaya oo cuncunka baabi’inaya sidoo kale daawo u ah caabuqa maqaarka una roon balbalka, wax dhib uma keento waa daawo dabiici ah, waxaa kaloo u roon biyo qabow sidoo kale khalka tufaaxa isagana aad buu ugu roon yahay.

Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Liin dhanaanta cuncunka qooraha way dejin kartaa haddii biyaheeda lagu nadiifiyo.

Lemon juice is one of the things that relieves itching, because it has a disease called: Citric acid and Acetic acid, they have strong effects that cleanse and eliminate itching as well as a cure for skin infections and are good for the porch, it does not cause harm is a natural medicine, it is also good for cold water also apple vinegar and it is very good for it.

 

Waxtarka liima  dhanaanta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More