Cudurka neefta ma layska qaadaa

Su’aasha:

Asc walaal waxaan dhigta meel music lagu barto waxa joogan dad neef qabaan maqribka way dhacaan oo sida qalal ayaan neefta kudhagta marka xanuunkaas ma layska qaadaa qaada

Cudurka neefta ma layska qaadaa
Cudurka neefta ma layska qaadaa

Jawaabta:

Marka hore wax kale oo fiican maad waysay aad barato markaad baranayso music, waxaa fiican in laga fogaado wixii shubho ay ku jirto haddii aad rabto inaad noqoto qof xalaal quudato ah, sida aad ugu dadaalayso caafimaadkaaga wax dhib u keenaya inaad ka fogaato ayaa lagaaga baahan yahay wixii diintaada dhib u keenaya inaad ogaato.

Marka aan usoo noqono cudurada neefta badankooda waa layska qaadaa sida horgabka ama tiibishada, laakin ma fahmin cudurka aad sheegayso qaabka uu yahay ma arkin cudur neef oo qofka qalal ku ridaya, laakin guud ahaan cudur kaste neefta la xiriira inta badan waa layska qaadaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More