Cudurka ay keeni karto injirta

Cudurka ay keeni karto injirta

Injirta cudurka ay keeni karto inataanan ka hadlin, waxaan ka hadlaynaa injirta siday ku dhalato iyo meelaha ay gasho.

Injirta timaha madaha ayay ka dhalataa sidoo kale timaha shuunka iyo dharka.

Cudurka ay keeni karto injirta
Cudurka ay keeni karto injirta

injirta wasakhda ayay ka dhalataa, middan way madowdahay, midda dharkana way caddahay teeda kale injirta cuduro badan ayay keentaa sida aan halkan ku caddeynayano.

Injirta timaha waxay leedahay dhibaatooyin badan xagga caafimaadka qofka, waxaa ka mid ah:
xasaasiyadda jirka hurdo la’aan iyo cuncun keeni kara dhaawacyo kala duwan kudkutayan madaxa iyo jirka marka ay injirta soconayso, dhibacyo guduudan oo jirka oo dhan ku faafa.

 

Haddayasan kaa bixin xalka lagu bixin karo

 

The disease that can be caused by lice

Before we talk about the disease that can cause the disease, we are talking about how the worm is born and where it enters.

Hair follicles are also caused by hair follicles and clothing.
The lice are caused by dirt, this one is black, and the other one is white on the other side of the lice causes many diseases as we prove here.

Hair follicles have many health problems, including:
allergies to the body sleepiness and itching can cause various injuries to the head and body when walking, red stripes spreading throughout the body

 

 Halkan ka daawo fasirka riyada injirta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More