Cristiano Ronaldo lacag afur ugu deeqay reer Falastiin

Warar saxaafadeed ayaa waxay sheegeen in Cristiano Ronaldo dos Santos xiddiiga kubbadda cagta oo hadda cayaara kooxda Juventus Football Club uu ku tabarucay lacag gaareysa 1.5 malyan yuuro sidii loogu afurin lahaa dadka danta yar ee shacbka Falastiin bisha Ramadaan.

Cristiano Ronaldo lacag afur ugu deeqay reer Falistiin
Cristiano Ronaldo lacag afur ugu deeqay reer Falastiin

waliba waa Gaza oo ay saaran tahay cunaqabateen xagg dhulka iyo badda iyo cirka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More