Comment Maka bixin karaa Fariimaha dadka kale

Su’aasha:

Asc waxaan in badan arkaa Su,aalo jawaabta ugu haboon oo Qaarkood aan tijaabo ahaan u maray in aan siiyo dadka halkan Su,aalaha kusoo post gareeyo

Su,aasheyda waxay tahay ma gaareysaa fariinteyda aan commentiga kusoo gudbiyo
Sharci ahaana Policy-giina maka mid yahay in Fariin Comment ah la bixin karo

Comment Maka bixin karaa Fariimaha dadka kale
Comment Maka bixin karaa Fariimaha dadka kale

Jawaabta:

Haa waad bixin kartaa, su’aal kaste waxaad ka bixin kartaa comment wixii fikrad iyo aqoon aad ku biirin karto waad usoo qori kartaa  adoo ku mahadsan.

Su’aasha aad rabto inaad comment ku hoos qorto way leedahay meel lagu qoro.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More