Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya
Su'aasha:
Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah'da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su'aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil…