Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa
Xaaskayaga way i aflagaadeysaa ma furi karaa
Su'aasha:
scw bahda daruur dhib baa i haysta xaaskayga aad bay ii aflagaadaysaa way i caysaa hadalo aanan ka helin oo niyada iga dilo ayay mar kaste igu tiraahdaa si kaste waan u waaniyay inay…