Dambiga xanta iyo jeesjeeska
Dambiga xanta iyo jeesjeeska
Diinta islaamka waa diin aad u qiima badan, fidrada toosan ayay waafaqsan tahay, waxaa kusoo aroortay quraanka iyo xadiiska nusuus badan oo tilmaamaysa inay xaaraan ay tahay dadka in la dhibo, dhibka dadka…